Telegram Group Search
Linkanu waa Keena fadlan ku soo biir Babile Media Group
Debre-birhan oo lagu soo Rogay Bandow.

Golaha Amniga ee Maamulka Magaalada Debre-birhan ee Degaanka Axmaarada ayaa Bandow kuso Rogay Magaalada Wixii ka Danbeeya 8:00 fiidnimo ilaa subaxii.

Shacabka ayaa lagu Wargaliyay inaan wixii ka danbeeya 8:00 fiidnimo aan la ogolayn Dhaq-dhaqaaq gaadid.

Babile Media
TPLf ayaa Sheegtay inay Qabteen Taliyaha Qaybta 11 ee milatariga Ethiopia
Channel photo updated
Taliye ku xigeenkii guutada 37-aad ayaa dhaawac soo gaaray, waxaana uu ka badbaaday.
Deg Deg: Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa hada diyaarinaayo ciidanki loo qaadi lahaa dagaalka waqooyiga.

Waxaa xerada Birqod ku xareysan ciidan 3,000 oo askari ah oo hada cusub oo dagmooyinka deegaanka laga soo kala qoray dagaalki Alshabaab kadib ciidankaas waxaa lagu darayaa 300 oo askari oo maleeshiyaanka Gobolada Faafan, Jarar, Erar, Qoraxey iyo shabeelle ka kooban oo birqod la geeyay sidoo kale 300 oo maleeshiyaan ah oo laga keenay galbeedka siti oo joogto Dhakaayu oo ah goob banbaas u dhaw iyo 160 askari oo maleeshiyaan ah oo Madane laga soo qaadayo maanta ilaa bari.

Ciidankaas oo tiradiisa guud dhantahay 3760 askari isbuucyada soo socdo si toos loogu biirinaayo Liyupoliceka waxaa loo qaadi doonaa dagaalada Waqooyiga Itoobiya ee Tigreega iyo Axmaarada ka dhex socdo si ay u difaacaan xabashida, ciidankan ayaa wato hubki shacabka gobolada Faafan, Qoraxey, Jarar, Erar iyo Shabeelle maadama ay Maleeshiyaan ahaayeen.

Xogtaas waa xog xaqiiqo ah isbuucyadan ayaan sugaynaa ciidankaas in la qaado.
Dumarka Qoomiyada Axmaarada Ayaa Sheegay inay Tageero hiil iyo Hooba la Garab is'taagayan Ciidamada Dawlada ee Dagaalka kula jira Ciidamada Tigray.

Sawirkan ayaa laga soo Qaaday Dumar Madaxa ku wada ama ku sida Canjeero iyago Tageeraya Ciidamada Dawlada ee Dagaalka kaga jira Waqooyiga Gonder.

Babile Media
Furinta Hore ee Dagaalka iyo Gabadh katirsan Maleeshiyadka Fano oo Dagaal kula jirta Ciidamada Tigray😎

Babile Media
#Update:
Dagaalo Culus Ayaa ka Socda Xududa dheer ee Degaanada Canfar iyo Tigray.

Dagaalada ayaa udhaxeeya Ciidamada huwanta ah ee Dawlada iyo Xoogaga Tigray.

Dagaalada oo ka bilawday dhinaca Magaalada abala ayaa kusii fiday dhinaca Behale Dagaalka ugu adag ayaana ka Socda Buuraha asda.

Dhinacyada ayaa kala Sheganaya Hormar Dagaal Balse Natiijadu waa wali.

Babile Media
2024/03/28 19:26:01
Back to Top
HTML Embed Code: